Liiska Axaaddiista

(Waar hooy ma idiin sheegaa dambiyada kuwa ugu waawayn:?
عربي Ingriisi Urduu
(Dambiyad waawayni waa: Ilaahay loo shariik yeelo, waalid caasiga, naf la dilo iyo dhaaar badanaha)
عربي Ingriisi Urduu
(ka fogaada toddobada lagu halaagsamo
عربي Ingriisi Urduu
Ilaahay ayaa janada gelinaaya camalkuu doono hawatee
عربي Ingriisi Urduu
(Qofka Ilaahay la kulma isagoon cidna ugu shariig yeelin janaduu galayaa, qofkase Ilaahay la kulma isagoo u shariig yeelay naartuu galayaa)
عربي Ingriisi Urduu
(qofkii ii balan qaada inta u dhaxaysa labadiisa qal iyo waxa u dhexeeya labadiisa lugood waxaan u balan qaadayaa janada)
عربي Ingriisi Urduu
(Qofkastoo idinka mida Janadu waxay uga dhowdahay suunka kabtiisa, naartuna waa lamid)
عربي Ingriisi Urduu
(Naarta waxaa lagu wareejiyey shahawaat, Janadana waxaa lagu wareejiyey wax naftu kahanayso)
عربي Ingriisi Urduu
Labo qof oo muslima hadii ay seefohooda isu qaataan, kii wax dila iyo kan la dilaba naartay galayaan
عربي Ingriisi Urduu
Xalaashu way cadahay, xaaraantuna way cadahay
عربي Ingriisi Urduu
Ilaahay ma eegayo sawiradiina iyo xoolahiina, laakiin wuxuu eegayaa quluubtiina iyo camalkiina
عربي Ingriisi Urduu
acmaashu waa nayada uun, qof kastana waxa uu niyeystay uun buu leeyahay
عربي Ingriisi Urduu
Rag ayaa si xaq daro ah ugu takri fala xoolaha Ilaahay, naar ayey leeyihiin maalinta qiyaame
عربي Ingriisi Urduu
Rasuulka Ilaahay scw waxaa la waydiiyey waxa ugu badan ee janada lagu galo, wuxuuna yiri: "waa cabsida Ilaahay iyo Akhlaaq wanaagga
عربي Ingriisi Urduu
(Ugama tegin gadaashayda fitno raga uga daran dumarka)
عربي Ingriisi Urduu
( Axad idinka midihi ma rumayn ilaa uu iga jeclaado waaridki, caruurtiisa iyo dadka oo dhan
عربي Ingriisi Urduu
Daahirnimadu waa iimaanka badhkii, alxamdu lillahina miisaanka ayey buuxisaa, ama subxaana Allaah wa alxamdulilah waxay buuxiyaan inta u dhaxaysa samooyinka iyo dhulka
عربي Ingriisi Urduu
iiga sheeg diinta Islaamka hadal aana waydiin cid kale oon adiga ahayn, wuxuu yiri: "dheh: Ilaahay ayaan rumeeyey ka dibna toosnaw
عربي Ingriisi Urduu
Markuu Alle Abuuray janada iyo naarta wuxuu u direy janada malakul jibriil nabadi korkiisa ha ahaatee
عربي Ingriisi Urduu
labadaba waa lacadaabayaa, wax wayna lagu cadaabimaayo, mid kaadida iskama duwi jirin, kan kalena dadka ayuu warka u kala qaadi jiray
عربي Ingriisi Urduu
Aduunyadu waa macaan cagaaran, Ilaahayna idinkuu idiin dhiibay, wuxuuna fiirin waxa aad ku samaysaan, aduunyada iska jira dumarkana iska jira
عربي Ingriisi Urduu
Ummaddayda dhamanteed waa laga cafin dambiyada kuwa xumaanta muujista maahee
عربي Ingriisi Urduu
((Mu'uminka xoogga wayn, ayaa ka khayr badan lagana jecel yahay xagga Ilaahay mu'uminka daciifka ah, mid walbana khayr buu leeyahay,
عربي Ingriisi Urduu
Labo qolo oo dadka Ehlu naarka ah ma arkaayo, qolo sidata jeedal lo'oda saynteeda oo kale ah oo dadka ku garaacaya iyo dumar labisan oo qaawan, oo qaloocsan oo is qaloocinaaya
عربي Ingriisi Urduu
Saacada qiyaame dhicimayso ilaa ninku soo maro nin qabrigi oo uu yiraahdo: hoogaye maan booskiisa ku jiro
عربي Ingriisi Urduu
Waxaa la keenidoonaa dhimashadii oo u eg wan galaalan
عربي Ingriisi Urduu
Dabkiinu waa hal qayb oo ka mida todobaatan qaybood oo naarta jahanama ah
عربي Ingriisi Urduu
(Ha u baranina cilmiga si aad ugu faantaan culimada ama ugu la murantaan dadka xun
عربي Ingriisi Urduu
(Ilaahay wuxuu tusaale u keenay jid toosan
عربي Ingriisi Urduu
Majiro qof dambaabaya dambi, oo intuu kaco dahaara qaadanaya salaadna tukanaaya, ka dibna istiqfaarsanaya, haduu jirose Ilaahay wuu u dambi dhaafayaa isaga
عربي Ingriisi Urduu
{waan idin waydiindoonaa maalinta qiyaamaha nicmooyinka Ilaahay idinku galadaystay}
عربي Ingriisi Urduu