Noocyada kasii farcama

Liiska axaaddiista

Ilaahay ayaa janada gelinaaya camalkuu doono hawatee
عربي Engriisi Urduu
(Qofka Ilaahay la kulma isagoon cidna ugu shariig yeelin janaduu galayaa, qofkase Ilaahay la kulma isagoo u shariig yeelay naartuu galayaa)
عربي Engriisi Urduu
(qofkii ii balan qaada inta u dhaxaysa labadiisa qal iyo waxa u dhexeeya labadiisa lugood waxaan u balan qaadayaa janada)
عربي Engriisi Urduu
(Qofkastoo idinka mida Janadu waxay uga dhowdahay suunka kabtiisa, naartuna waa la mid)
عربي Engriisi Urduu
(Naarta waxaa lagu wareejiyey shahawaat, Janadana waxaa lagu wareejiyey wax naftu kahanayso)
عربي Engriisi Urduu
Rasuulka Ilaahay scw waxaa la waydiiyey waxa ugu badan ee janada lagu galo, wuxuuna yiri: "waa cabsida Ilaahay iyo Akhlaaq wanaaga
عربي Engriisi Urduu
Markuu Ilaahay Abuuray janada iyo naarta wuxuu u direy janada malakul jibriil nabadi korkiisa ha ahaatee
عربي Engriisi Urduu
Labo qolo oo dadka Ehlu naarka ah ma arkaayo, qolo sidata jeedal lo'oda saynteeda oo kale ah oo dadka ku garaacaya iyo dumar labisan oo qaawan, oo qaloocsan oo is qaloocinaaya
عربي Engriisi Urduu
Waxaa la keenidoonaa dhimashadii oo u eg wan galaalan
عربي Engriisi Urduu
Dabkiinu waa hal qayb oo ka mida todobaatan qaybood oo naarta jahanama ah
عربي Engriisi Urduu