En Ar


Mashruuca Diiwaanka Axaadiista Nabiga iyo Tarjamadiisa:

Waa Mashruuc kaamila ee lagu dooranayo Axaadiista Nabiga ee ku soo noqnoqta Kutubta Islaamiga ah iyo in loo sharxo qaab sahlan ee waafi ah, ka dibna lagu sameeyo Tarjamo tayo sare ee waafaqsan habraacyada sare ee Luuqaddaha Nool, iyo in looga helo qaab bilaash ah meelaha wax lagu faafiyo oo dhan..

Goolasha:

  1. Waa helida Marjac Caalami ah, oo bilaash ah, laguna kalsoon yahay, ee hor marsan, oo Axaaddiista Nabiga lagu tarjumo..
  2. Diyaarinta Maskax Elektaron ah ee ay ku jirto Tarjamada Axaaddiista, ee ay heli karaan dadka wax Tarjuma markay wax tarjumayaan..
  3. Waa in la gaarsiiyo Tarjamooyinka la doonayo dhamaan meelaha wax lagu faafiyo ee la helikaro.

Sifooyinka Diiwaanka:

  1. Waa mid Caam ah .
  2. Waa Bilaash.
  3. Tarjamooyin tiro ah.
  4. Hor marin joogto ah.
  5. Tayeysiin.

Marxalado dhismo iyo hor marin :

  1. Dhisida Diiwaan Luuqadda Carabiga.
  2. Diiwaanka in loo Tarjumo Luuqaddo.
  3. Diyaarinta Diiwaanka iyo Faafin Elektaron ah.
  4. Horaw marinta joogtada ah ee lagu samaynayo mawsuucada iyo turjumaadeedaba.