Liiska axaaddiista

(Dikri waxaa u fadli badan: laa Ilaaha Ilaa Allah, ducuna waxaa u fadli badan: Alxamdu lilaah)
عربي Engriisi Urduu
Adoonku wuxuu ugu dhaw yahay Rabigi markuu sujuudsan yahay ee ducada badiya
عربي Engriisi Urduu
Ilaahay hadalka wuxuu u jecel yahay afar: subxaana Allaah, Alxamdu lilaah, laa ilaaha ilaa Allaah, Allaahu akbar, dhib maleh tii aad ka bilowdaa
عربي Engriisi Urduu
Labo eray oo ku fudud carabka, kuna culus miisaanka, Raxmaankuna jecel yahay
عربي Engriisi Urduu
(Qofka meel dega ee dhaha: acuudu bikalimaati Allaahi taamaati min shari ma khalaqa, lam yaduruhu shayin xataa yartaxil min mansilihi daalik)
عربي Engriisi Urduu
(Inaan iraahdo: subxaana Allaahi, wal-xamdu lillaahi, walaa ilaaha ilaa-llaahu, wallaahu akbar, ayaan ka jeclahay inta qoraxdu u soo baxdo oo dhan
عربي Engriisi Urduu
(Qofka akhriya labada aayadood ee suuradda Al-baqara u dambeeya habeenka way ku filan yihiin)
عربي Engriisi Urduu
Daahirnimadu waa iimaanka barki, alxamdu lillahina miisaanka ayey buuxisaa, ama subxaana Allaah iyo alxamdulilah waxay buuxiyaan inta u dhaxaysa samooyinka iyo dhulka
عربي Engriisi Urduu
Haduu ninku soo galo gurigiisa, ee uu Ilaahay xuso markuu soo galayo ama uu baxayo ama uu cuntadiisa cunaayo, shaydaanka ayaa dhaha: halkan hoy iyo cashaba kuma lihin
عربي Engriisi Urduu
Ducada Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- waxaa ugu badnaa "Allahayow, Rabiyow, Adduunka nagu sii kheyr, Aakhirana nagu sii kheyr, nagana ilaali cadaabta naarta-ee Aakhiro
عربي Engriisi Urduu
Sayidka istiqfaartu
عربي Engriisi Urduu
{قل هو الله أحد} Ilaahay waa Allaah keligii ah-, iyo labada suuradood ee micwadateynka "سورة الفلق iyo سورة الناس" galabtii iyo subixii sadeex jeer, way kaaga filan tahay wax walba
عربي Engriisi Urduu
"dheh :laa ilaaha Ilaa Allaah waxdahu laa shariika lahu, Allaahu akbar kabiiran, wal xamdu lillaahi kasiiran, subxaana Allaahi Rabbil caalamiin, laa xawla walaa quwata illaa billaahil-casiisil xakiim
عربي Engriisi Urduu
Kuwa mucaqibaatka ah ee aanu khasaarin qofka akhristaa - ama ku camal falaa- salaad walba oo waajib ah gadaasheeda, saddex iyo sodon tasbiix, saddex iyo sodon taxmiid iyo afar iyo sodon takbiir
عربي Engriisi Urduu
Sheydaankaa u imaan midkiin wuxuuna ku dhihin yaa abuuray kaas yaa abuuray kaas? Ilaa uu yiraahdo yaa abuuray Rabigaa, haduu halkaa soo gaaro ilaahay ha ka magan galo oo ha ka joogsado
عربي Engriisi Urduu
Hadii midkiin soo galo masaajidka ha dhoho: Allahayow iifur albaabada naxariistaada, haduu baxayana ha dhoho: Allahayow waxaan ku waydiisanayaa fadligaaga
عربي Engriisi Urduu
kaasi waa shaydaan la dhoho: khinsab, markaad dareento ka cuudu billayso, xaga bidixna saddex jeer candhuuf u tuf
عربي Engriisi Urduu