Noocyada kasii farcama

Liiska Axaaddiista

waxaad u tagidoontaa Qolo Ahlu kitaab ah, hadaad u tagto ugu yeer inay qiraan in Ilaahay mooyee Ilaah kale oo xaq lagu caabudaa jirin, maxamedna uu yahay rasuulkii Ilaahay
عربي Ingriisi Urduu
Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
عربي Ingriisi Urduu
, wuxuu yidhi: qofkii islaama ee wanaag fala loo qaban maayo wuxuu jaahiligii sameeyey, qofkase Islaama oo shirki la yimaada danbigii hore iyo kii dambeba waa lagu ciqaabin
عربي Ingriisi Urduu
waxaa la i faray inaan dadka la dagaalamo ilaa ay qirayaan in Ilaahay maahee Ilaah kaloo xaq lagu caabudaa uusan jirin, Maxamadna Rasuulka Ilaahay soo diray yahay, salaadana oogaan, sakadana bixiyaan
عربي Ingriisi Urduu
Mu'uminiinta ee isjacaylkooda, isku naxariisashadoodu iyo isu dhimrintoodu, waxay la mid tahay sida jirka oo kale, oo hadii xubin xanuunsato jirka kale oo dhan uu la qabayaa soo jeedka iyo xanuunka
عربي Ingriisi Urduu
isagu maalina muu odhan: RabIyow iga dhaaf dambigayga maalinta qiyaame
عربي Ingriisi Urduu
Sheydaankaa u imaan midkiin wuxuuna ku dhihin yaa abuuray kaas yaa abuuray kaas? Ilaa uu yiraahdo yaa abuuray Rabigaa, haduu halkaa soo gaaro ilaahay ha ka magan galo oo ha ka joogsado
عربي Ingriisi Urduu
Ilaahay kama dulmiyo muuminka xasano adduunka wuu ku siiyaa aakhirona
عربي Ingriisi Urduu
islaamtay
عربي Ingriisi Urduu
Rasuulka Ilaahay naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate wuxuu noo sheegay isagoo Runlow la rumaysto ah: Abuurida midkiin waxaa lagu jamciyaa uurka hooyadi afartan maalmood iyo afartan habeen
عربي Ingriisi Urduu
, aniguna waxaan ahay Damaam Binu Saclabah, Bani Sacad Bani Bakar walaalkood ah
عربي Ingriisi Urduu
Yuhuuda waa loo carooday, Nasaaraduna waa baadiyoobeen
عربي Ingriisi Urduu
dheh: laa Ilaaha Illa Allaah, aan kuu marag furo maalinta Qiyaamee
عربي Ingriisi Urduu
waxaad sheegaysid oo aad dadka ugu yeeraysid waa wax fiican, ee noo sheeg dambiyadii aanu galay wax naga guda
عربي Ingriisi Urduu