Noocyada kasii farcama

Liiska axaaddiista

Waxaa la i faray inaan ka sujuudo todoba lafood
عربي Engriisi Urduu
Nabigu scw wuxuu oran jirey inta u dhaxaysa labada sujuudood: (Allahayow ii dambi dhaaf, iina naxariiso, oo icaafi ina hanuuni, oo i irsaaq)
عربي Engriisi Urduu
Rasuulka Ilaahay -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu kor u qaadi jiray gacmihiisa ilaa meel ku aadan garbihiisa markuu salaada xiranaayo
عربي Engriisi Urduu
Rasuulka -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- iyadoo calaacashadu ay saaran tahay labdiisa calaacalood ayuu i baray Ataxiyaadka, sida uu ii barayey suurada qur'aanka ah
عربي Engriisi Urduu
dadow, waxaan sidaan u sameeyey inaad igu dayataan oo barataan salaadayda
عربي Engriisi Urduu
Markaad tukanaysaan safafkiina toosiya, ka dibna midkiin imaam ha idiin noqdo, haduu takbiirsado takbiirsada
عربي Engriisi Urduu
Allaha naftaydu gacantiisa ku jirtaan ku dhaartee salaadaydaa u ekaansho badan salaadii Rasuulka scw salaaddiisuna sidaas ayey ahayd ilaa uu aduunka ka tagay
عربي Engriisi Urduu
Dadka wax aa u tuugo xun midka salaadiisa xadaya" wuxuu yiri: sidee ayuu u xadin salaadiisa? wuxuu yiri: "waa mid aan dhamays tirayn rukuuceeda iyo sujuudeeda
عربي Engriisi Urduu
Rasuulka Ilaahay scw wuxuu ahaa haduu dhabarkiisa ka soo toosiyo rukuuca, wuxuu dhihi jiray: "samica Allaahu liman xamidah
عربي Engriisi Urduu
Nabigu scw wuxuu dhihi jiray labada sujuudood dhexdooda:"Rabiyow ii dambi dhaaf, Rabigayow ii dambi dhaaf
عربي Engriisi Urduu
kaasi waa shaydaan la dhoho: khinsab, markaad dareento ka cuudu billayso, xaga bidixna saddex jeer candhuuf u tuf
عربي Engriisi Urduu