Noocyada kasii farcama

Liiska axaaddiista

Adoon baa dambaabay dambi, wuxuu yiri: Allahayow ii dambi dhaaf
عربي Engriisi Urduu
(Qofka dhaha: subxaana Allaahi wa bixamdihii, boqol jeer maalintii dambigiisa waa loo dhaafaa haba haato daad xoorta badda oo kalee)
عربي Engriisi Urduu
(Qofka dhaha: laa ilaaha Ilaa Allaah waxdahu laa shariika lahu lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kuli shayin qadiir, toban jeer
عربي Engriisi Urduu
Markuu dhoho mu'addinku: Allaahu akbar Allaahu akbar, ee midkiin dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar
عربي Engriisi Urduu
idiinma dhaarin tuhun aan idinka qabee, laakiin waxaa ii yimid malakul Jibriil, wuxuuna ii sheegay, in Ilaahay- isagaa wayne- idiinku faanayo malaa'igtiisa
عربي Engriisi Urduu
Ma iidiin sheegaa acmaashiina kuwa ugu fadliga badan, uguna daahirnimada badan xaga Allaha Boqorkiina ah, uguna sare qaadid badan darajooyinkiina
عربي Engriisi Urduu
sabaqal mufariduun way hor mareen kuwa Ilaahay xusa
عربي Engriisi Urduu
Hadii aad maqashaan mu'adinka dhaha wuxuu dhahayo, anigana igu saliya
عربي Engriisi Urduu
kaasi waa shaydaan la dhoho: khinsab, markaad dareento ka cuudu billayso, xaga bidixna saddex jeer candhuuf u tuf
عربي Engriisi Urduu