Noocyada kasii farcama

Liiska axaaddiista

(Ha ka dhigina guryihiina qubuur, hana ka dhigina qabrigayga ciid, iguna saliya, salintiinu way isoo gaaraysaa meel kastood joogtaan)
عربي Engriisi Urduu
(Salaadaha shanta ah, iyo jimce ilaa jimcada kale, iyo ramadaan ilaa ramadaanka kale, waa lagu danbi dhaafaa inta u dhaxaysa hadii laga fogaado kabaa`irta)
عربي Engriisi Urduu
Wax kastoo wanaag ahi waa sadaqo
عربي Engriisi Urduu
Qofka jecel in loo waasiciyo irsaaqadiisa oo loo dheereeyo cumrigiisa, ha xiriiriyo qaraabadiisa
عربي Engriisi Urduu
Lacagta ugu fadliga badan ee uu ninku bixiyo waa lacagta uu ku masruufo ciyaalkiisa, iyo lacagta uu ku bixiyo neefkiisa uu jihaadka ugu tala galay, iyo lacagta uu ku bixiyey asxaabtiisa jihaadka ay kuwada jiraan
عربي Engriisi Urduu
camalkee Ilaahay ugu jecel yahay? wuxuu yiri: ''waa salaadoo waqtigeeda la tukado'' wuxuu yiri: maxaa ku xiga? wuxuu yiri: '' labada waalid oo baari loo noqodo'' wuxuu yiri: maxaa ku xiga? wuxuu yiri: ''jidka Ilaahay oo lagu jihaado''
عربي Engriisi Urduu
Allaha Rabigiina ah ka baqa, shantiina salaadoodna tukada, bishiinana sooma, sakada maalkiinana bixiya, madaxdiinana adeeca janada Rabigiin baad galaysaane
عربي Engriisi Urduu
Ma idin tusaa waxa Ilaahay dambiyada ku dhaafo oo darajaada qofka kor loogu qaado?
عربي Engriisi Urduu