Liiska Axaaddiista

(qofka Ilaahay darti u xajiya ee aan dumarka la haasaawin ee aan fusuq la imaan wuxuu soo noqdaa isagoo danbi ka ah sida maalintii hooyadi dhashay
عربي Ingriisi Urduu
(Majiraan maalmo camalka saalixa ah Ilaahay ka jecel yahay maalmahan) waxaa loo jeedaa maal maha tobanka hore ee bisha dul-xija
عربي Ingriisi Urduu
Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
عربي Ingriisi Urduu
Haweenaydu uma safari karto meel loo socdo habeen iyo maalin hadii aanu la socon ninkeedu ama nin maxramkeeda
عربي Ingriisi Urduu
Salaada lagu tukado masajidkaygan waxay ka khayr badan tahay kun salaadood oo lagu tukaday masaajida kale ee isaga kasoo haray marka laga reebo masajidka xaramka
عربي Ingriisi Urduu
(markuu ramadaanku soo galo cumrayso, cumrada ramadaanku xaj ayey u dhigantaaye)
عربي Ingriisi Urduu
Rasuulka Ilaahayow, waxaan u aragnaa in jihaadku u fadli badan camalka ee ma jihaadnaa? wuxuu ku yiri: "maya, laakiin jihaadka u fadli badani waa: xajka mabruurka ah-xajka loo ilaaliyey wuxuu ku ansixilahaa
عربي Ingriisi Urduu