Noocyada kasii farcama

Liiska Axaaddiista

Wixii ku dhaca muslimka ee ah rafaad ,daal, hami, murug, uur ku taalo iyo dhibaato, xataa qodaxda mudaysa, Ilaahay danbigiisuu ugu dhaafaa
عربي Ingriisi Urduu
majiro qof qiraya inuu jirin ilaah kale, Allaha xaqa lagu caabudo mooyee, Muaamadna Rasuulka Ilaahay yahay, isagoo qalbigiisa karun sheegaya, hadduu jirase Ilaahaybaa ka xarimaya naarta inuu galo
عربي Ingriisi Urduu
xaqa Alle Addoomada ku leeyahay waa iney caabudaan oo ayna cidna ugu shariig yeelin, xaqa Addoomadu Alle ku leeyihiina waa inuuna cadaabin qofkii aan u shariig yeelin
عربي Ingriisi Urduu
qofka dhinta isagoon Alle u shariig yeelayn janaduu galin, qofkase dhinta isagoo Ilaahey u shariig yeelaya naartuu galin
عربي Ingriisi Urduu
Nin ummaddayda ka mida ayaa ilaahey ka soo dhex saarin khalqiga oo dhan maalinta qiyaame
عربي Ingriisi Urduu
Rasuulka Alloow, kama aanan tegin dambi weyn iyo dambi yar oo waan wada sameeyey, wuxuu Nabiga ku yidhi : .miyaadan qireyn inuu Alle maahee Alle kale jirin Maxamadna rasuulka Alle yahay
عربي Ingriisi Urduu
dheh: laa Ilaaha Illa Allaah, aan kuu marag furo maalinta Qiyaamee
عربي Ingriisi Urduu