Liiska axaaddiista

Muuminiinta waxaa ugu iimaan sareeya kan ugu akhlaaqda wanaagsan, waxaana idiinku khayr badan kuwa Dumarkooda u khayroon
عربي Engriisi Urduu
Shuruuda ugu xaqnimo badan inaad oofisaan waa tii aad ku xalaashateen Farjiga
عربي Engriisi Urduu
Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu nabaray khudbatul-xaajada,
عربي Engriisi Urduu
Ma jiro Nikaax weli la'aanti dhacaya
عربي Engriisi Urduu
Nin mu'umin ahi gabar mu'uminad ah yaanu dhaqan ku nicin, haduu dhaqan xumo ku dhibsado wuxuu ka helaayaa dhaqan kale oo uu ku jeclaado
عربي Engriisi Urduu
dhamaantiin waxaad tihiin Ilaaliye, waana la waydiin wixii la raaciyey,
عربي Engriisi Urduu