Noocyada kasii farcama

Liiska Axaaddiista

(Iimaanku waa dhowr iyo todobaatan ama dhowr iyo lixdan qaybood, waxaana ugu fadli badan hadalka: (laa ilaaha Illa-llaah), waxaana ugu yar jidka oo wixii dhib ah laga qaado
عربي Ingriisi Urduu
qofkii idinka mid ah ee arka xumaan gacantiisa ha ku dooriyo, haduusan awoodin carabkiisa ha ku dooriyo, haduusan awoodin qalbigiisa hakanoco, kaasina waa meesha iimaanka ugu liidata
عربي Ingriisi Urduu
, wuxuu yidhi: qofkii islaama ee wanaag fala loo qaban maayo wuxuu jaahiligii sameeyey, qofkase Islaama oo shirki la yimaada danbigii hore iyo kii dambeba waa lagu ciqaabin
عربي Ingriisi Urduu
Muslimku waa qofka ay muslimiintu ka nabad galeen carabkiisa iyo gacantiisaba, muhaajirkuna waa qofka ka dheeraada wixii Ilaahay ka reebay
عربي Ingriisi Urduu
waxaan naftayada ku arkaynaa wax inaan sheegno ay aad noola wayn tahay, wuxuu ku yidhi: ma sidaas baad isku aragteen? waxay dheheen: haa, wuxu yidhi: kaasi waa iimaan cad
عربي Ingriisi Urduu
Iimaanku wuu ku duugoobaa uurkiina sida ay u duugowdo marada cusubi, Ilaahey waydiista inuu iimaanka ku cus boonaysiiyo qalbigiina
عربي Ingriisi Urduu