Liiska Axaaddiista

Qofkii qolo isu ekaysiiya iyaguu ka mid yahay
عربي Ingriisi Urduu
Nina uma banaana inuu gooyo walaalkii saddex habeen wax ka badan, iyagoo kulmaya oo midba midka kale ka jeensanayo, labadoodana waxaa khayr badan kii bilaaba salaanta
عربي Ingriisi Urduu
Qofkii dhib gaysta Ilaahay ayaa dhiba, qofka dadka wax ku adkeeyna Ilaahay ayaa wax ku adkeeya
عربي Ingriisi Urduu