عن أبي صِرْمة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:
«مَنْ ضَارَّ ضَارَّ اللهُ بِهِ، وَمَنْ شَاقَّ شَقَّ اللهُ عَلَيْهِ».
[حسن] - [رواه أبو داود والترمذي وابن ماجه وأحمد] - [سنن الترمذي: 1940]
المزيــد ...
Abii Sirma Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri:
"Qofkii dhib gaysta Ilaahay ayaa dhiba, qofka dadka wax ku adkeeyana Ilaahay ayaa wax ku adkeeya ."
[Xadiis Xasan ah] - [Waa wariyay Abuu Daa'uud, At-Tirmidi, Ibnu Maajah, Iyo Axmed] - [Sunan At-tirmidi - 1940]
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ka digay in muslimka dhib loo gaysto, ama la dhibaateeyo shay arimihiisa ka mida sida naftiisa, maalkiisa iyo reerkiisa, qofkii sidaa sameeyana Ilaahay ayaa ka abaal marin kuna ciqaabidoona nooca camalkiisa.