Noocyada kasii farcama

Liiska Axaaddiista

Rasuulka Ilaahay waxaan ka balaban qaadnay inaan maqalno oo adeecno, waqtiga adag iyo waqtiga fududba, iyo in nalaka sad roonaan karo
عربي Ingriisi Urduu
waxaa imaan doona kuwo madaxa oo samayndoona waxaad ku raacsan tihiin iyo waxaad ku diidan tihiinba, qofkii ku raaca wixii saxa wuu is beri yeelay, qofkii ku diida wixii khalad ahna wuu badbaaday, laakiin khaladku waa qofkii xumaha ku raaca
عربي Ingriisi Urduu
Qofka ka hor yimaada madaxdiisa, bulshada muslimiintana ka dhex baxa ee sidaa ku dhinta, wuxuu ku dhintay dhimasho jaahili
عربي Ingriisi Urduu
Qofka idiin yimaada idinkoo ku midaysan nin kaliya, qofkaasoo doonaya inuu idin kala geeyo, ama midnimadiina dhaawaco, dila
عربي Ingriisi Urduu