Noocyada kasii farcama

Liiska axaaddiista

1. Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
2. Qofkii idinka mid ah ee arka Xumaan Gacantiisa ha ku dooriyo, haduusan awoodin Carabkiisa ha ku dooriyo, haduusan awoodin Qalbigiisa hakanoco, kaasina waa meesha Iimaanka ugu liidata - 4 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
3. , wuxuu yiri: Qofkii Islaama ee wanaag fala loo qaban maayo wuxuu Jaahiligii sameeyey, Qofkase Islaama oo shirki la yimaada Danbigii hore iyo kii dambeba waa lagu ciqaabin
عربي Engriisi Urduu
4. iiga waran hadaan tukado Salaadaha waajibka ah, oo ramadaanka soomo, oo xalaashado xalaasha, oo xaaraanta iska xarimo
عربي Engriisi Urduu
5. Daahirnimadu waa Iimaanka barki, Alxamdu lillahina miisaanka ayey buuxisaa, ama Subxaana Allaah iyo Alxamdulilah waxay buuxiyaan inta u dhaxaysa Samooyinka iyo Dhulka - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
6. War hooy ma laga yaaba in Xadiiskaygu gaaro nin Fadhigiisa ku dangiiga oo uu yiraahdo : waxaa anaga iyo adinka inoo dhexeeya Kitaabka Ilaahay - 6 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
7. xaqa Ilaahay Adoomada ku leeyahay waa inay caabudaan oo ayna cidna ugu Shariig yeelin, xaqa Adoomadu Ilaahay ku leeyihiina waa inuuna cadaabin Qofkii aan u shariig yeelin
عربي Engriisi Urduu
8. Qofka dhinta isagoon Ilaahay u shariig yeelayn Janaduu galin, Qofkase dhinta isagoo Ilaahay u shariig yeelaya Naartuu galin
عربي Engriisi Urduu
9. iiga sheeg Diinta Islaamka hadal aana waydiin cid aan adiga ahayn, wuxuu yiri: "dheh: Ilaahay ayaan rumeeyey ka dibna toosnow - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
10. Nin Ummaddayda ka mida ayaa ilaahay ka soo dhex saarin khalqiga oo dhan maalinta qiyaame
عربي Engriisi Urduu
11. Markuu Ilaahay Abuuray Janada iyo Naarta wuxuu u direy Janada Malakul Jibriil nabadi korkiisa ha ahaatee
عربي Engriisi Urduu
12. Ilaahay wuxuu qoray maqaadiirta khalqiga inta aanu abuurin samooyinka iyo dhulka Kontan kun oo Sano ka hor
عربي Engriisi Urduu
13. waxaan idin farayaa Ilaahay cabsidi, iyo inaad maqashaan oo adeecdaan midka idiin madaxda ah hadii xataa uu yahay Adoon Xabashi ah, waxaad arki doontaan gadaashayda muran iyo is khilaaf daran, waxaan idiin dar-daarmayaa Sunadayda iyo Sunada khulafaa'u Raashidiinta hanoonsan ee iga dambaysa- - 6 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
14. Markuu dhoho Mu'addinku: Allaahu akbar Allaahu akbar, ee midkiin dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar
عربي Engriisi Urduu
15. Qofka salaad ilaawa ha tukado markuu xasuusto, kafaaro gud kale malaha oo intaa ahayn
عربي Engriisi Urduu
16. Ninka iyo Shirkiga iyo Gaalnimada waxaa u dhexeeya Salaada oo uu ka tago
عربي Engriisi Urduu
17. Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa Salaada, Qofkii ka tagaana wuu Gaaloobay - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
18. Ilaahay sareeye wuxuu yiri: Salaada waxaan u kala qaybiyey aniga iyo Adoonkayga laba nus, Adoonkayguna wuxuu i waydiistuu
عربي Engriisi Urduu
19. Rasuulkii Ilaahayow, kama aanan tegin dambi wayn iyo dambi yar oo waan wada sameeyey, wuxuu Nabiga ku yiri : .miyaadan qirayn inuu Ilaahay maahee Ilaah kale jirin Maxamadna Rasuulka Ilaahay yahay?
عربي Engriisi Urduu
20. isagu maalina muu oran: Rabiyow iga dhaaf dambigayga maalinta qiyaame
عربي Engriisi Urduu
21. ma og tihiin wuxuu Rabigiin yiri, waxay dheheen: Ilaahay iyo Rasuulkiisaa og, wuxuu yiri: Adoomadayda waxaa waagu u baryey iyago midna i rumeeyey midna kufriyey
عربي Engriisi Urduu
22. waxaan Naftayada ku arkaynaa wax inaan sheegno ay aad noola wayn tahay, wuxuu ku yiri: ma sidaas baad isku aragteen? waxay dheheen: haa, wuxu yiri: kaasi waa iimaan cad
عربي Engriisi Urduu
23. , Allaha dhagarta shaydaanka ku koobay waswaas ayaa mahad leh
عربي Engriisi Urduu
24. Sheydaankaa u imaan midkiin wuxuuna ku dhihin yaa abuuray kaas? yaa abuuray kaas? Ilaa uu yiraahdo yaa abuuray Rabigaa?, haduu halkaa soo gaaro Ilaahay ha ka magan galo hana ka joogsado
عربي Engriisi Urduu
25. Ilaahay kama Dulmiyo muuminka Xasano Aduunka wuu ku siiyaa Aakhirona
عربي Engriisi Urduu
26. islaamtay
عربي Engriisi Urduu
27. Ilaahay wuxuu jecel yahay in lala yimaado ruqsooyinkiisa sida uu u jecel yahay in lala yimaado waajibaadkiisa
عربي Engriisi Urduu
28. Munaafaqu wuxuu la mid yahay ri' ku wareersan laba ari dhexdood oo kolba mid aadaysa
عربي Engriisi Urduu
29. Iimaanku wuu ku duugoobaa Uurkiina sida ay u duugowdo Marada cusubi, Ilaahay waydiista inuu Iimaanka ku cusboonaysiiyo Qalbigiina
عربي Engriisi Urduu
30. Qiyaamaha calaamadihiisa waxaa ka mid ah: in cilmiga la waayo, Jahliguna bato, Sinaduna badato, khamriga cabidiisuna badato, oo Raggu yaraado, Dumarkuna bataan, ilaa kontonkii Dumar ahba hal nin ku soo tooso
عربي Engriisi Urduu
31. Saacada qiyaame dhicimayso ilaa ninku soo maro nin qabrigi oo uu yiraahdo: hoogaye maan booskiisa ku jiro
عربي Engriisi Urduu
32. Qiyaamuhu dhicimaayo ilaa aad Yahuuda la dirirtaan oo uu yiraahdo Dhagaxa Yahuudigu ka danbeeyaa: Muslimow Yahuudi ayaa iga danbeeya ee dil
عربي Engriisi Urduu
33. Allaha naftaydu Gacantiisa ku jirtaan ku dhaartaye, waxay u dhawdahay inuu idiin la soo dago ina Maryama isago xaakim caadil ah, oo uu jejebiyo Macatabka, oo dilo khansiirka, oo uu soo rogo jisyada, oo maalku buux dhaafo, heer cid qaadata oo baahan la waayo
عربي Engriisi Urduu
34. qiyaamuhu dhicimaayo ilaa Qoraxdu ka soo baxdo xaga ay u dhacdo, haday ka soo baxdana oo dadku arko way rumaynayaan dhamaantood
عربي Engriisi Urduu
35. Saacada qiyaame dhicimayso ilaa waqtigu isku soo dhawaado
عربي Engriisi Urduu
36. Ilaahay ayaa dhulka qabanaaya, samooyinkana midigtiisuu ku laa-laabayaa, ka dibna wuxuu dhahayaa: Anaa boqora ee aaway boqorradii dhulku
عربي Engriisi Urduu
37. Xawdkaygu wuxuu le`eg yahay intii Bil socodkeeda, biyihiisu way ka cad yihiin caanaha, caraftiisuna way ka udug badan tahay Miskiga - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
38. Xawdka anigo jooga oo eegaya cid idinka mida ee ii soo arooraysa, ayaa dad la iga celin doonaa, waxaanan ku oran: Rabiyow anigay iga mid yihiin oo Ummadayda ka mid yihiin
عربي Engriisi Urduu
39. waxaan ku dhaartay kan nafta Maxamad gacantiisa ku jirtee, weelashiisu way ka badan yihiin xidigaha cirka iyo meerayaasha
عربي Engriisi Urduu
40. Waxaa la keenidoonaa dhimashadii oo u eg Wan Galaalan - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
41. Dabkiinu waa hal qayb oo ka mida todobaatan qaybood oo Naarta Jahanama ah
عربي Engriisi Urduu
42. Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu noo sheegay isagoo Runlow la rumaysto ah: "Abuurida midkiin waxaa lagu jamciyaa uurka hooyadi afartan Maalmood iyo afartan Habeen - 4 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
43. Wax kasta qadar ayey ku dhacaan, xataa wahsiga iyo firfircoonida ama firfircoonida iyo wahsiga
عربي Engriisi Urduu
44. Ilaahay markuu ku xugmiyo adoon inuu ku dhinto dhul, dhulkaas ayaa Ilaahay dan ka geliyaa
عربي Engriisi Urduu
45. Qofka si ula kac ah been iiga sheega, ha u diyaar garoobo booskiisii uu naarta ka fariisan lahaa - 8 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
46. , aniguna waxaan ahay Damaam Binu Saclabah, Bani Sacad Bani Bakar walaalkood ah
عربي Engriisi Urduu
47. Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wax buu sheegay, markaasuu yiri: kaasi waa marka cilmigu sii tagayo
عربي Engriisi Urduu
48. ha rumaynina Ahlu kitaabka hana beeninina, waxaadna tiraahdaan: ((waa rumaynay Ilaahay iyo wixii naloo soo dejiyey}
عربي Engriisi Urduu
49. Ha u baranina cilmiga si aad ugu faantaan culimada ama ugu la murantaan dadka xun - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
50. (Ilaahay wuxuu tusaale u keenay jid toosan
عربي Engriisi Urduu
51. Rasuulka Ilaahay scw waxaa lagu soo dajiyey waxyiga isagoo afartan jir ah - 4 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
52. Nabigu scw ma uu aqoon sida loo kala jaro suuradaha ilaa ay ku soo dagtay aayada bisinku {بسم الله الرحمن الرحيم }
عربي Engriisi Urduu
53. Ma jecel yahay in qof idinka mida haduu u soo laabto reerkiisa uu ka halo saddex halaad oo waawayn oo buur buuran?
عربي Engriisi Urduu
54. Qofka Ahlu Qur'aanka ah waxaa lagu oran: akhri oo kor u soco, oo ku Luuqee sidaad ugu Luuqayn jirtey Aduunka, Gurigaagu waa halka Aayada ugu dambaysa aad ku akhrido) - 4 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
55. qofka Qur'aanka kor u akhriya wuxuu la mid yahay Qofka Sadaqada muujiya, Qofka Quraanka siraystan wuxuu la mid yahay Qofka Sadaqada siraystay
عربي Engriisi Urduu
56. toban aayadood, mana ay qaadan jirin tabanka kale ilaa ay bartaan waxa ku jira ee cilmi iyo camalba ah
عربي Engriisi Urduu
57. Abaa Mundiroow, ma og tahay Aayada ugu weyn kitaabka Ilaahay ee aad hayso?) wuxuu yiri: waxaan iri:{ الله لاإله إلا هو الحيّ القيّوم} [البقرة:255]. wuxuu yiri: laabtuu igu dhuftay, wuxuuna yiri: Abaa mundirow Ilaahay cilmi ayuu kuu hibeeyey) - 10 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
58. Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee markuu tago Gogoshiisa Habeen walba wuu isku qaban jirey labadiisa Sacab, wuxuu ku akhrin jiray kuna tufi jiray: { قل هو الله أحد}, iyo {قل أعوذ بربّ الفلق}, iyo { قل أعوذ بربّ النّاس}
عربي Engriisi Urduu
59. Yuhuuda waa loo carooday, Nasaaraduna waa baadiyoobeen
عربي Engriisi Urduu
60. Majiro Nin dambaabaya dambi, oo intuu kaco dahaara qaadanaya Salaadna tukanaaya, ka dibna istiqfaarsanaya, haduu jirose Ilaahay wuu u dambi dhaafayaa isaga
عربي Engriisi Urduu
61. miyaanu ahayn Ilaahii ku socodsiiyey lugaha aduunka mid awooda inuu ku socodsiiyo wajigiisa maalinta qiyaame?
عربي Engriisi Urduu
62. dheh: laa Ilaaha Ilaa Allaah, aan kuu marag furo Maalinta Qiyaamee
عربي Engriisi Urduu
63. waxaad sheegaysid oo aad dadka ugu yeeraysid waa wax fiican, ee noo sheeg Dambiyadii aanu galay wax naga guda
عربي Engriisi Urduu
64. u tag isaga waxaadna ku tiraahdaa ka mid maahid ahlu naarka, ee waxaad ka mid tahay ahlu Janada
عربي Engriisi Urduu
65. dadoow, Ilaahay ayaa idinka bixiyey kibirkii Jaahiliyada, iyo ku faanideedii Aabayaashood - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
66. {waan idin waydiindoonaa maalinta qiyaamaha nicmooyinka Ilaahay idinku galadaystay}
عربي Engriisi Urduu
67. Waxaa jiri doona ummaddayda aakhirkeeda dad idiinka sheekayn doona wax aydaan maqal idinka iyo aabayashiin, iska jira oo ka digtoonaada - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
68. qor Allaha naftaydu Gacantiisa ku jirtaan ku dhaartee, xaq waxaan ahani kama soo baxaane - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
69. Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuu u wayso qaadan jiray Salaad walba
عربي Engriisi Urduu
70. Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee markuu weyso qaadanayo wuxuu dhaqi jiray mar mar kaliya
عربي Engriisi Urduu
71. Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu weysadiisa dhaqay xubnaha labo mar labo mar
عربي Engriisi Urduu
72. Hadii Qofkiin Calooshiisa shay ka dareemo, oo uu ka shakiyo in wax ka yimaadeen iyo in kale, yaanu ka bixin Majidka ilaa uu maqlo cod ama uu ur dareemo
عربي Engriisi Urduu
73. Waxaa muslim kasta xaq ku ah, inuu qubaysto todobadii Maalmoodba Maalin, oo dhaqo Madaxiisa iyo Jirkiisoo dhan
عربي Engriisi Urduu
74. Nabiga scw ayaan u imid anigo doonaya inaan Islaamo, markaasuu wuxuu i faray inaan ku soo qubaysto biyo iyo gob
عربي Engriisi Urduu
75. Hadii aad maqashaan Mu'adinka dhaha wuxuu dhahayo, anigana igu saliya - 6 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
76. qofka Ilaahay darti Masaajid u dhisa isagana Ilaahay ayaa Janada uga dhisa mid la mid ah
عربي Engriisi Urduu
77. Salaada lagu tukado Masajidkaygan waxay ka khayr badan tahay kun Salaadood oo lagu tukaday Msaajida kale ee isaga kasoo haray marka laga reebo Masajidka Xaramka
عربي Engriisi Urduu
78. Hadii midkiin soo galo Masaajidka ha tukado labo Rakcadood, intaanu fariisan
عربي Engriisi Urduu
79. Hadii midkiin soo galo masaajidka ha dhoho: Allahayow iifur Albaabada Naxariistaada, haduu baxayana ha dhoho: Allahayow waxaan ku waydiisanayaa Fadligaaga
عربي Engriisi Urduu
80. Bilaalow, Salaada aqiim oo noogu raaxee
عربي Engriisi Urduu
81. dadow, waxaan sidaan u sameeyey inaad igu dayataan oo barataan salaadayda
عربي Engriisi Urduu
82. Markaad tukanaysaan safafkiina toosiya, ka dibna midkiin imaam ha idiin noqdo, haduu takbiirsado takbiirsada
عربي Engriisi Urduu
83. Allaha Naftaydu Gacantiisa ku jirtaan ku dhaartee anigaa idiinku Salaad eg Rasuulka nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee Salaadiisuna sidaas ayey ahayd ilaa uu Aduunka ka tegay
عربي Engriisi Urduu
84. Dadka waxaa u tuugo xun midka Salaadiisa xadaya" wuxuu yiri: sidee ayuu u xadin Salaadiisa? wuxuu yiri: "waa mid aan dhamaystirayn Rukuuceeda iyo Sujuudeeda
عربي Engriisi Urduu
85. Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa haduu dhabarkiisa ka soo toosiyo Rukuuca, wuxuu dhihi jiray: "samica Allaahu liman xamidah - 2 ملاحظة
عربي Engriisi Urduu
86. Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu dhihi jiray Salaad kasta oo faral ah
عربي Engriisi Urduu
87. Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee inuu dhihi jiray labada Sujuudood dhexdooda:"Rabiyow ii dambi dhaaf, Rabiyow ii dambi dhaaf
عربي Engriisi Urduu
88. kaasi waa Shaydaan la dhoho: Khinsab, markaad dareento ka cuwdu billayso, xaga bidixna seddex jeer candhuuf u tuf
عربي Engriisi Urduu