Liiska Axaadiista
Goolasha
Mashruuca Diiwaanka Axaadiista Nabiga iyo Tarjamadiisa
Waa Mashruuc kaamila ee lagu dooranayo Axaadiista Nabiga ee ku soo noqnoqta Kutubta Islaamiga ah iyo in loo sharxo qaab sahlan ee waafi ah, ka dibna lagu sameeyo Tarjamo tayo sare ee waafaqsan habraacyada sare ee Luuqaddaha Nool, iyo in looga helo qaab bilaash ah meelaha wax lagu faafiyo oo dhan.
Waa helida Marjac Caalami ah, oo bilaash ah, laguna kalsoon yahay, ee hor marsan, oo Axaaddiista Nabiga lagu tarjumo.
Diyaarinta Maskax Elektaron ah ee ay ku jirto Tarjamada Axaaddiista, ee ay heli karaan dadka wax Tarjuma markay wax tarjumayaan.
Waa in la gaarsiiyo Tarjamooyinka la doonayo dhamaan meelaha wax lagu faafiyo ee la helikaro
Download the encyclopedia content
Download the Prophetic Hadith Encyclopedia content for free, in the language and format you need.
Our Key Statistics
More statistics
50+ Languages
Supported by the encyclopedia
15+ Million
Visits annually
5+ Million
API calls monthly
40+ Thousand
Translated Hadiths