Noocyada kasii farcama

Liiska Axaaddiista

(Iga gudbiya aniga kulay aayad ku tahay, reer Banii Israa'iilna ka sheekaya dhib kuma jiree, qofka si kas ah iigu been abuurta ha u diyaar noqodo booskuu naarta ka fariisan lahaa)
عربي Ingriisi Urduu
War hooy ma laga yaaba in xadiiskaygu gaaro nin fadhigiisa ku dangiiga oo yiraahda : waxaa anaga iyo adinka inoo dhexeey kitaabka Alle
عربي Ingriisi Urduu
waxaan idin farayaa Ilaahay cabsidi, iyo inaad maqashaan oo adeecdaan midka idiin madaxda ah hadii xataa uu yahay adoon xabashi ah, waxaad arki doontaan gadaashayda muran iyo is khilaaf daran, waxaan idiin dar-daarmayaa sunadayda iyo sunada khulafaa'u raashidiinta hanoonsan ee iga dambaysa-
عربي Ingriisi Urduu
Qofka si ula kac ah been iiga sheega, ha u diyaar garoobo booskiisii uu naarta ka fariisan lahaa
عربي Ingriisi Urduu
Waxaa jiri doona ummadayda aakhirkeeda dad idiinka sheekayn doona wax aydaan maqal idinka iyo aabayashiin, iska jira oo ka digtoonaada
عربي Ingriisi Urduu
qor Allaha naftaydu gacantiisa ku jirtaan ku dhaartee, xaq waxaan ahani kama soo baxaane
عربي Ingriisi Urduu