Liiska axaaddiista

Allaha lacnado Yuhuud iyo Nasaaro, qubuuraha nabiyadooda ayey masaajid ka dhigteen
عربي Engriisi Urduu
Ilaahay wuu caroodaa, muuminkuna wuu caroodaa, carada Ilaahay waa inuu muuminku la yimaado wax Ilaahay ka xarimay
عربي Engriisi Urduu
((Ha ku xad gudbina amaantayda siday ugu xad gudubtay Nasaaradu Ibnu Maryam, anigu waxaan ahay adoon Ilaahay ee i dhaha adoonka Ilaahay iyo Rasuulkiisa))
عربي Engriisi Urduu
, qofka dadka ugu mudan shafaacadayda maalinta qiyaame, waa qofka qalbigiisa ama naftiisa si ikhlaas ah uga yiraahda laa ilaaha ilaa Allaah.)
عربي Engriisi Urduu
Ilaahay ayaa janada gelinaaya camalkuu doono hawatee
عربي Engriisi Urduu
qofka dhinta isagoo wax aan Ilaahay ahayn baryaaya naartuu galayaa
عربي Engriisi Urduu
(Way halaagsameen kuwa diinta
عربي Engriisi Urduu
Ilaahay wuu qoray xasanaadka iyo dambiyada, ka dibna wuu cadeeyey, qofka ku hamiya inuu sameeyo xasano ee aan samayn Ilaahay wuxuu u qoraa xasano kaamil ah, hadiise uu ku hamiyo xasano oo uu sameeyo Ilaahay wuxuu u qoraa toban xasano ilaa todobol oo laalaab, ilaa laalaabyo badan, qofkii ku hamiya danbi oo aan samayn Ilaahay wuxuu u qoraa xasano kaamil ah, haduu ku hamiyo dambi oo uu sameeyo waxaa loo qoraa hal danbi
عربي Engriisi Urduu
Ilaahay ma eegayo sawiradiina iyo xoolahiina, laakiin wuxuu eegayaa quluubtiina iyo camalkiina
عربي Engriisi Urduu
Nabigaan waydiiyey-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-: xaga Ilaahay dambigee ugu wayn?, wuxuu yiri: "waa adigoo Ilaahay u sameeya mid la mida isagoo ku abuuray
عربي Engriisi Urduu
(Ilaahay waa u kaadiyaa daalimka markuu qabtase ma siidaayo
عربي Engriisi Urduu
ma kuu diraa wuxuu Rasuulka Ilaahay scw ii diray? inaadan dhaafin sanam oo aad burburiso iyo qabri la dhisay oo aad dhulka la sinto
عربي Engriisi Urduu
yaan lagu dayn ratina inay ku xirnaato qoortiisa kuul iyo qardhaas toona, waana in laga wada goyaa)
عربي Engriisi Urduu
(Qofka dhaha: laa ilaaha illa-llaah, ee ku gaalooba wax kastoo Ilaahay sokadii la caabudo Ilaahay wuu xarimay maalkiisa iyo dhiigiisaba, Ilaahay ayaana xisaabin doona)
عربي Engriisi Urduu
kuwa naxariista Raxmaankaa iyagana u naxariisan, u naxariista waxa dhulka ku nool waxaa idiin naxariisan Raxmaanka samada ku sugane
عربي Engriisi Urduu
taasu waa eray xaqa ah oo jinku soo dafay wuxuuna ku cel-celiyaa dhagta kan la shaqeeya sida dhawaqa digaagu ugu cel-celiyo, waxayna ku daraan in ka badan boqol beenood)
عربي Engriisi Urduu
majiro qof qiraya inuu jirin ilaah kale, Allaha xaqa lagu caabudo mooyee, Muaamadna Rasuulka Ilaahay yahay, isagoo qalbigiisa karun sheegaya, hadduu jirase Ilaahaybaa ka xarimaya naarta inuu galo
عربي Engriisi Urduu
(Rabigeen-tabaaraka watacaalaa-habeen walba wuxuu u soo dagaa samada dhow, marka habeenku yahay saddex qaybood qaybta u dambaysa
عربي Engriisi Urduu
(Haku fadhiisanina qabuuraha, hana u tukanina xageeda)
عربي Engriisi Urduu
kuwaasi waa duul markuu ka dhinto qof wanaagsani qabrigiisa ka dul dhista masaajid
عربي Engriisi Urduu
Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
عربي Engriisi Urduu
xaqa Ilaahay Adoomada ku leeyahay waa inay caabudaan oo ayna cidna ugu shariig yeelin, xaqa Adoomadu Ilaahay ku leeyihiina waa inuuna cadaabin qofkii aan u shariig yeelin
عربي Engriisi Urduu
qofka dhinta isagoon Ilaahay u shariig yeelayn janaduu galin, qofkase dhinta isagoo Ilaahay u shariig yeelaya naartuu galin
عربي Engriisi Urduu
iiga sheeg diinta Islaamka hadal aana waydiin cid aan adiga ahayn, wuxuu yiri: "dheh: Ilaahay ayaan rumeeyey ka dibna toosnow
عربي Engriisi Urduu
Ilaahay casa wajala wuxuu idinka reebay inaad ku dhaarataan aabayaashiin
عربي Engriisi Urduu
Hadhihina: hadii Ilaahay ogolaado hebelna ogolaado, laakiin waxaad dhahdaan: hadii Ilaahay ogolaado ka dibna hebel ogolaado
عربي Engriisi Urduu
Majirto is qaadsiini, majiro baaseysi, waxaanan jeclahay in wanaag la fisho", wuxuu yiri-Anas- waxaa lagu yiri -Nabiga scw-: waa maxay wanaag la fisho?, wuxuu yiri: "waa hadalka wanaagsan
عربي Engriisi Urduu
ee maxaan kugula mubaayacoonaa? wuxuu yiri: "inaad Ilaahay caabudaan, wax kalena aydaan la caabudin, iyo salaadaha shanta ah, oo aad adeecdaan-hadal yar buu hoos u dhigay-dadkana waxba ha waydiisanina
عربي Engriisi Urduu
waxaan ku dhaartay Allaha naftaydu gacantiisa ku jirtee waxaad qaadaysaan jidii kuwii idinka horeeyey
عربي Engriisi Urduu
Wuxuu yiri: nin ayaa u yimid Nabiga-naxariis iyo Nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuuna kala hadlay Arimo, wuxuuna yiri: waxa Ilaahay doono adiguna doonto, wuxuu yiri Nabigu-naxariis iyo Nabadi korkiisa ha ahaatee-: "ma Ilaahay ayaad ila sintay? waxaad dhahdaa: waxa Ilaahay doono
عربي Engriisi Urduu
Ilaahay xagiisa waxaa dadka ugu cadaab kulul maalinta qiyaame kuwa Ilaahay khalqigiisa wax u ekaysiiya
عربي Engriisi Urduu
Ibnu Aadam ayaa i beeniyey xaqna u malaha inuu i beeniyo, wuuna i caayey xaqna u malaha inuu i caayo
عربي Engriisi Urduu
qofka la colooba waligayga, waxaan ogaysiiyey dagaal, adoonkaygu iiguma soo dhawaado waxaan ka jeclahay waxaan ku waajibyey
عربي Engriisi Urduu
qofka xirta xirsi Ilaahay ayuu u shariig yeelay
عربي Engriisi Urduu
ma og tihiin wuxuu Rabigiin yiri, waxay dheheen: Ilaahay iyo Rasuulkiisaa og, wuxuu yiri: adoomadayda waxaa waagu u baryey iyago midna i rumeeyey midna kufriyey
عربي Engriisi Urduu
waxaan naftayada ku arkaynaa wax inaan sheegno ay aad noola wayn tahay, wuxuu ku yiri: ma sidaas baad isku aragteen? waxay dheheen: haa, wuxu yiri: kaasi waa iimaan cad
عربي Engriisi Urduu
, Allaha dhagarta shaydaanka ku koobay waswaas ayaa mahad leh
عربي Engriisi Urduu
Sheydaankaa u imaan midkiin wuxuuna ku dhihin yaa abuuray kaas yaa abuuray kaas? Ilaa uu yiraahdo yaa abuuray Rabigaa, haduu halkaa soo gaaro ilaahay ha ka magan galo oo ha ka joogsado
عربي Engriisi Urduu
Ilaahay kama dulmiyo muuminka xasano aduunka wuu ku siiyaa aakhirona
عربي Engriisi Urduu
Ilaahay baa dhulka qabanaaya, samooyinkana midigtiisuu ku laa-laabayaa, ka dibna wuxuu dhahayaa: Anaa boqora ee aaway boqorradii dhulku
عربي Engriisi Urduu
, aniguna waxaan ahay Damaam Binu Saclabah, Bani Sacad Bani Bakar walaalkood ah
عربي Engriisi Urduu
miyaanu ahayn Ilaahii ku socodsiiyey lugaha aduunka mid awooda inuu ku socodsiiyo wajigiisa maalinta qiyaame?
عربي Engriisi Urduu