عن سعد بن أبي وقاص رضي الله عنه قال: سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول:
«إِنَّ اللهَ يُحِبُّ الْعَبْدَ التَّقِيَّ الْغَنِيَّ الْخَفِيَّ».

[صحيح] - [رواه مسلم] - [صحيح مسلم: 2965]
المزيــد ...

Sacad Binu Abii Waqaas Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay waxaan ka maqlay isagoo dhahaya:
"Ilaahay waa jecel yahay Adoonka taqiga ah oo qaniga ah ee qarsoon".

[Xadiis Saxiix ah] - [Waxa wariyay Muslim] - [Saxiix Muslim - 2965]

Sharraxa

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay in Ilaahay casa wajala Adoomadiisa uu qaar jecel yahay.
Waxaa ka mida kan taqiga ah: ee amarka Ilaahay ku taagan, kana fogaada wixii Ilaahay ka reebay.
wuxuu jecel yahay kan qaniga ah: waa kan Ilaahay casa wajala kaga kaaftooma dadka oo Ilaahay mooyee aan cid kale eegayn.
Ilaahay wuxuu jecel yahay kan qarsoon: ee tawaaduca ee rabigi caabuda oo ka shaqeeya wixii isaga anfacaaya, kaaso aan ahmiyad siinin in qofna barto ama la sheeg sheego oo la amaano.

Faa`iidooyinka Xaddiiska

  1. waxaa la cadeeyey qaar ka mida sifaadka keenaya in Ilaahay jeclaado adoomadiisa, sida taqwada, tawaaduca iyo in lagu raali ahaado wixii Ilaahay siiyey.
Bandhigga Tarjamooyinka
Luuqadda: الإنجليزية الأوردية الإسبانية Siyaadin (64)