+ -

عن سهل بن سعد رضي الله عنه عن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:
«مَنْ يَضْمَنْ لِي مَا بَيْنَ لَحْيَيْهِ وَمَا بَيْنَ رِجْلَيْهِ أَضْمَنْ لَهُ الْجَنَّةَ».

[صحيح] - [رواه البخاري] - [صحيح البخاري: 6474]
المزيــد ...

Sahal Binu Sacad Allaha ka raali ahaade wuxuu ka wariyey Rasuulka scw inuu yiri:
(qofkii ii balan qaada inta u dhaxaysa labadiisa qal iyo waxa u dhexeeya labadiisa lugood waxaan u balan qaadayaa janada).

[Xadiis Saxiix ah] - [Waxa wariyay Albukhaari] - [Saxiix AlBukhaari - 6474]

Sharraxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay labo arimood oo hadii qofka muslimku ilaaliyo uu janada ku galayo.
Tan koowaad: waa carabka oo laga ilaaliyo inuu ku hadlo wax Ilaahay ka caraysiinaya.
Tan labaad: waa Farjiga oo laga Ilaaliyo inuu ku dhoco macsi
Waayo waxaa badan in labadaa xubnood lagu sameeyo macaasi.

Tarjumada: Engriisi Urduu Isbaanish Indunuusi Luqadda iigoorka Luqadda Bengaaliga Faransiis Luqadda Turkiga. Ruush Boosni Luqadda Sanhaaliga Luqadda Hindida Luqadda Shiinaha Luqadda Faarisiga Luqadda fiitnaam Luqadda Tajaluga Kurdiga Hawsaha Boortaqiis Malayaalim Telgoo Sawaaxili Taymaali Boorma Taylaand Jarmal Japan Luqadda bushtuuga Asaami Albaani Luqadda iswiidhen Luqadda Amxaariga Luqadda hoolandiga Luqadda gujaraatka Luqadda qer-qeesiya Luqadda nebool Yorba Luqadda Liitawaaniga Luqadda dariya Luqadda daajiika Ruwanda Luqadda roomaaniya Luqadda hangeriga Luqadda jeegga Malgaashi Talyaani Oromo Luqadda kinaadiga Adrabijaan Luqadda usbiika Luqadda yukreyn
Bandhigga tarjumada.

Faa'iidooyinka xaddiiska laga faa'iideysanayo waxaa kamid ah.

  1. Carabka iyo farjiga in Ilaaliyo waxay sabab u tahay galida janada.
  2. Waxaa si gaara loo sheegay carabka iyo farjiga, waayo labadoodu waa mimbaca ugu wayn ee dadka dhibku uga imaanayo aduun iyo aakhiroba.