+ -

عن بريدة بن الحصيب رضي الله عنه أنه قال:
بَكِّرُوا بِصَلَاةِ الْعَصْرِ، فَإِنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ: «مَنْ تَرَكَ صَلَاةَ الْعَصْرِ فَقَدْ حَبِطَ عَمَلُهُ».

[صحيح] - [رواه البخاري] - [صحيح البخاري: 553]
المزيــد ...

Buraydata Binu xuseyn Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri:
U degdega Salaada Casar, waayo Nabig nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: " Qofka ka taga Salaada Casar camalkiisu wuu buray".

[Xadiis Saxiix ah] - [Waxa wariyay Albukhaari] - [Saxiix AlBukhaari - 553]

Sharraxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ka digay in Salaada Casar waqtigeeda dib looga dhigo, si bareer ah Qofka sidaa sameeyana camalkiisu wuu buraayo oo wax kasoo qaad ma leh.

Faa'iidooyinka xaddiiska laga faa'iideysanayo waxaa kamid ah.

  1. Waxaa laysku boorinayaa in Salaada Casar lagu ilaaliyo waqtigeeda hore, loona degdego arintkaa.
  2. Goodi adag ayaa loo jeediyey Qofka oo ka taga Salaada Casar, waqtigeeda oo ka tagana wuxuu ka Dambi weyn yahay Salaadaha kale oo waqtigoodu tago, waana Salaada Alwusdaa ee si gaara loogu amarka hadalka Ilaahay yiri: (ilaaliya Salaadaha iyo Salaada Alwusdaa) [ Al baqara238].
Tarjumada: Engriisi Urduu Isbaanish Indunuusi Luqadda iigoorka Luqadda Bengaaliga Faransiis Luqadda Turkiga. Ruush Boosni Luqadda Sanhaaliga Luqadda Hindida Luqadda Shiinaha Luqadda Faarisiga Luqadda fiitnaam Luqadda Tajaluga Kurdiga Hawsaha Boortaqiis Malayaalim Telgoo Sawaaxili Taymaali Boorma Taylaand Jarmal Japan Luqadda bushtuuga Asaami Albaani Luqadda iswiidhen Luqadda Amxaariga Luqadda hoolandiga Luqadda gujaraatka Luqadda qer-qeesiya Luqadda nebool Yorba Luqadda Liitawaaniga Luqadda dariya Luqadda serbiga Luqadda daajiika Ruwanda Luqadda roomaaniya Luqadda hangeriga Luqadda jeegga الموري Malgaashi Talyaani Luqadda kinaadiga الولوف البلغارية Adrabijaan Luqadda yukreyn الجورجية المقدونية
Bandhigga tarjumada.