عن سالم بن أبي الجَعْدِ قال: قال رجل: ليتني صَلَّيتُ فاسترحْتُ، فكأنّهم عابُوا ذلك عليه، فقال: سمعتُ رسولَ الله صلى الله عليه وسلم يقول:
«يا بلالُ، أقِمِ الصَّلاةَ، أرِحْنا بها».
[صحيح] - [رواه أبو داود] - [سنن أبي داود: 4985]
المزيــد ...
Saalim Binu Abii Jacdi Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: nin ayaa yiri: shalaytadaydee maan tukado oo aan nasto, waaba iyadoo aad moodid inay arinkaas ay ku ceebeeyeen, wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaan maqlay isagoo dhahaya:
"Bilaalow, Salaada aqiim oo noogu raaxee".
[Xadiis Saxiix ah] - [Waxa wariyay Abuu Daa'uud] - [Sunan Abii Daa'uud - 4985]
Nin Saxaabada ka mid ahaa ayaa yiri: shalaytadaydee maan tukado oo aan raaxaysto, dadkii la fadhiyey ayaa arinkaa ku ceebeeyey, wuxuu yiri: Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaan ka maqlay isagoo dhahaya: Bilaalow! kor u qaad Aadaanka oo Salaada aqim, si aan ugu raaxaysano, taasina waa waxa ku jira Salaada ee ah Ilaahay la sheekaysigiisa iyo raaxada Ruuxda iyo Qalbiga ah.