+ -

عَنْ ‌عَدِيِّ بْنِ حَاتِمٍ عَنِ النَّبِيِّ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ:
«الْيَهُودُ مَغْضُوبٌ عَلَيْهِمْ، وَالنَّصَارَى ضُلَّالٌ».

[صحيح] - [رواه الترمذي] - [سنن الترمذي: 2954]
المزيــد ...

Cadiyi Binu Xaatim -Allaha ka raali ahaadee-Nabiga -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu ka wariyey inuu yiri:
"Yuhuuda waa loo carooday, Nasaaraduna waa baadiyoobeen ."

[Xadiis Saxiix ah] - [Waxaa wariyay At-tirmidi] - [Sunan At-tirmidi - 2954]

Sharraxaad

Nabigu -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu sheegay in yuhuudu yihiin duul Ilaahay u carooday, waayo intay xaqa garteen ayey ku camal fali waayeen. Kiristaankuna waa duul baadiyoobay, waayo waxay ku camal faleen aqoon la`aan.

Tarjumada: Engriisi Urduu Indunuusi Luqadda iigoorka Luqadda Turkiga. Boosni Luqadda Sanhaaliga Luqadda Hindida Luqadda fiitnaam Kurdiga Hawsaha Malayaalim Telgoo Sawaaxili Boorma Taylaand Luqadda bushtuuga Asaami Luqadda iswiidhen Luqadda Amxaariga Luqadda hoolandiga Luqadda gujaraatka Luqadda qer-qeesiya Luqadda nebool Yorba Luqadda Liitawaaniga Luqadda dariya Luqadda serbiga Ruwanda Luqadda roomaaniya Luqadda jeegga Malgaashi Oromo Luqadda yukreyn
Bandhigga tarjumada.

Faa'iidooyinka xaddiiska laga faa'iideysanayo waxaa kamid ah.

  1. Cilmiga iyo camalka oo la isku geeyo ayaa lagaga bad-baadayaa wadada ay mareen kuwa loo carooday iyo kuwa baadiyoobay.
  2. Waxaa laga digayaa wadada yuhuuda iyo kirishtaanku mareen, waxaana la ina farayaa inaan ku ekaano jidka toosan ee Islaamka.