Kitaabka weyn ee Axaaddiista Nabiga ee tarjuman.

Mashruuc ujeeddadiisu tahay helitaanka kutub sharraxaad fududle iyo tarjumo qeexan oo Axaadiista Nabiga ee saxiixa ah.

Please review the Terms and Policies
عربي: Excel - PDF
English: Excel - PDF
Français: Excel - PDF
Español: Excel - PDF
Bahasa Indonesia: Excel - PDF
বাংলা: Excel
اردو: Excel - PDF
ئۇيغۇرچە: Excel
Hausa: Excel
Kurdî: Excel
Tagalog: Excel
Tiếng Việt: Excel
فارسی: Excel
中文: Excel
हिन्दी: Excel
සිංහල: Excel
Bosanski: Excel
Русский: Excel - PDF
Türkçe: Excel
Português: Excel
മലയാളം: Excel
తెలుగు: Excel
Kiswahili: Excel
தமிழ்: Excel
မြန်မာ: Excel
ไทย: Excel
Кыргызча: Excel
日本語: Excel
Deutsch: Excel
नेपाली: Excel
پښتو: Excel
অসমীয়া: Excel
Shqip: Excel
Svenska: Excel
አማርኛ: Excel
Nederlands: Excel
ગુજરાતી: Excel
Yorùbá: Excel
Lietuvių: Excel
دری: Excel
Српски: Excel
Soomaali: Excel
тоҷикӣ: Excel
Kinyarwanda: Excel
Română: Excel
Magyar: Excel
Čeština: Excel
Moore: Excel
Malagasy: Excel
Fulfulde: Excel
Italiano: Excel
Oromoo: Excel
ಕನ್ನಡ: Excel
Wolof: Excel
Български: Excel
Azərbaycan: Excel
Ελληνικά: Excel
Akan: Excel
O‘zbek: Excel
Українська: Excel
ქართული: Excel
Lingala: Excel
Македонски: Excel
ភាសាខ្មែរ: Excel
Bambara: Excel
ਪੰਜਾਬੀ: Excel
मराठी: Excel

Liiska axaaddiista

acmaashu waa niyada uun, Qof kastana wuxuu niyeystay uun buu leeyahay
عربي Engriisi Urduu
Qofka la yimaada waxaan Diinteena ka mid ahayn waa lagu celinayaa
عربي Engriisi Urduu
Islaamku waa inaad qirto in Ilaahay maahee inuusan jirin Ilaah kaloo xaq lagu caabudo, Maxamedna Rasuulka Ilaahay yahay, oo aad Salaada oogtid, Sakadana bixisid, Ramadaankana Soontid, oo aad Xajkana gudatid hadaad awoodo
عربي Engriisi Urduu
Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
عربي Engriisi Urduu
xaqa Ilaahay Adoomada ku leeyahay waa inay caabudaan oo ayna cidna ugu Shariig yeelin, xaqa Adoomadu Ilaahay ku leeyihiina waa inuuna cadaabin Qofkii aan u shariig yeelin
عربي Engriisi Urduu
majiro Qof qiraya inuusan jirin Ilaah xaqa lagu caabudo, Ilaahay mooyee, Maxamedna Rasuulkii Ilaahay yahay, isagoo qalbigiisa ka run sheegaya, Ilaahay wuu ka xarimaa Naarta
عربي Engriisi Urduu
Qofka dhaha: laa Ilaaha Ilaa Allaah, ee ku gaalooba wax kastoo Ilaahay sokadii la caabudo Ilaahay wuu xarimay maalkiisa iyo dhiigiisaba, Ilaahay ayaana xisaabin doona
عربي Engriisi Urduu
Qofka dhinta isagoon Ilaahay u shariig yeelayn Janaduu galin, Qofkase dhinta isagoo Ilaahay u shariig yeelaya Naartuu galin
عربي Engriisi Urduu
qofka dhinta isagoo baryaya cid aan Ilaahay ahayn Naartuu gelayaa
عربي Engriisi Urduu
waxaad u tagidoontaa Qolo Ahlu kitaab ah, hadaad u tagto ugu yeer inay qiraan in Ilaahay mooyee Ilaah kale oo xaq lagu caabudaa jirin, Maxamedna uu yahay Rasuulkii Ilaahay
عربي Engriisi Urduu