عن أبي هريرة رضي الله عنه: أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:
«لَا تَجْعَلُوا بُيُوتَكُمْ مَقَابِرَ، إِنَّ الشَّيْطَانَ يَنْفِرُ مِنَ الْبَيْتِ الَّذِي تُقْرَأُ فِيهِ سُورَةُ الْبَقَرَةِ».
[صحيح] - [رواه مسلم] - [صحيح مسلم: 780]
المزيــد ...
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Rasuulka nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri:
"Ha ka dhigina Guryihiina Qabuur oo kale, Shaydaanku wuu ka cararaa Guriga Suuratul Baqara lagu akhriyee".
[Xadiis Saxiix ah] - [Waxa wariyay Muslim] - [Saxiix Muslim - 780]
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu reebay in Guryaha laga qadiyo Salaada oo ay noqdaan sida Qabuurta aan lagu tukan.
Ka dibna Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay in Shaydaanku ka cararo Guriga lagu akhriyo Suurada Baqara.