+ -

عن قيس بن عاصم رضي الله عنه قال:
أتيتُ النبيَّ صلى الله عليه وسلم أُريدُ الإسلامَ، فأَمَرَني أن أغتَسِلَ بماءٍ وسِدرٍ.

[صحيح] - [رواه أبو داود والترمذي والنسائي]
المزيــد ...

Qays Binu Caasim -Allaha ka raali ahaadee- wuxuu yiri:
Nabiga scw ayaan u imid anigo doonaya inaan islaamo, markaasuu wuxuu i faray inaan ku soo qubaysto biyo iyo gob.

Xadiis Saxiix ah. - Waxa wariyay Abuu Daa'uud.

Sharaxaad

Qeys bn Caasim baa Nabiga u yimid-naxariis iyo nabadi korkiiye-isagoo inuu islaamo raba, waxuuna Nabigu amrey-naxariis iyo nabadi korkiiye-inuu kusoo meydho biyo iyo caleenta gobka, waayo caleenta gobka waxaa loo adeegsadaa nadaafadda, caraf udgoonna wuu leeyahay.

Tarjamada: Ingriisi Urduu Indooniisi Luqadda iigoorka Luqadda bengaaliga Luqadda turkiga. Luqadda Sanhaaliga Luqadda hindida Luqadda fiitnaam Luqadda hawsaha Luqadda Malayalam Luqadda talgu Luqadda sawaaxiliga Luqadda boomiyaanka Luqadda taylandiga Luqadda bushtuuga Luqadda asaamii Luqadda iswiidhen Luqadda Amxaariga Luqadda hoolandiga Luqadda gujaraatka Luqadda qer-qeesiya Luqadda nebool Luqadda yuruuba Luqadda Liitawaaniga Luqadda dariya
Bandhigga tarjamada.

Faa,iidooyinka xaddiiska laga faa,iidaysanayo waxaa kamid ah.

  1. Waa sharci inuu soo qubaysto gaalku markuu Islaamayo.
  2. Diinta islaamku waa diin sharaf leh oo ahmiyad siisey jirka iyo ruuxdaba.
  3. Biyahu haday ku darsamaan wax yaabaha daahirka ah daahirnimadiisa kama qaadayaan.
  4. Halka gobka waxaa galaya wax yaabaha nadaafada loo isticmaalo ee cusub, sida saabuunta iyo wixii la mida.