عن أُمِّ عَطِيَّةَ رَضي الله عنها، وكَانَتْ بايَعَت النبيَّ صلى الله عليه وسلم، قالت:
كُنَّا لا نَعُدّ الكُدرَةَ والصُّفْرَةَ بعدَ الطُّهرِ شيئًا.  
                        
[صحيح] - [رواه أبو داود بهذا اللفظ، ورواه البخاري  بدون زيادة (بعد الطهر)] - [سنن أبي داود: 307]
                        
 المزيــد ... 
                    
Umu Cadiya -Allaha ka raali ahaadee- waxay la mubaayacootay Nabiga -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-, waxayna tiri:
Kuma anaan tirin jirin boora-boorowga iyo jaalaha waxba markaan daahirsano ka dib. 
                                                     
                                                                                                    
[Xadiis Saxiix ah] - [waxaa ku.wariyey lafdigan Abuu daawuud,bukhaarina waxuu kuwariyey kii oo siyaadadani kujirin(daahirnimada kadib)] - [Sunan Abii Daa'uud - 307]                                            
Saxaabiyada Umu Cadiya -Allaha ka raali ahaadee-, waxay sheegtay in haweenku waqtigii Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- aanay waxba ka soo qaadi jirin biyaha ka yimaada farjiga, kaasoo midabkiisu u eg yahay madow, ama jaale, marka xaydka laga daahir noqodo: looma arki jirin xayd, ugamana tagi jirin isaga salaada iyo soonka.