1. Bogga-hore
  2. Noocyada
  3. Fiqiga iyo usuushiisa

Xaddiis waxaan ahaa nin Madi badan Nabigana nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waan ka xishoon jiray, waayo Gabadhiisaan qabay, waxaan faray Miqdaad Binu Aswad, wuuna su`aalay wuxuuna yiri: xubintiisa taranka ha dhaqo hana wayso qaato

عَنْ عَلِيٍّ رضي الله عنه قَالَ:
كُنْتُ رَجُلًا مَذَّاءً وَكُنْتُ أَسْتَحْيِي أَنْ أَسْأَلَ النَّبِيَّ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ لِمَكَانِ ابْنَتِهِ فَأَمَرْتُ الْمِقْدَادَ بْنَ الْأَسْوَدِ فَسَأَلَهُ فَقَالَ: «يَغْسِلُ ذَكَرَهُ وَيَتَوَضَّأُ». وَلِلبُخَاريِّ: فَقَالَ: «تَوَضَّأْ وَاغْسِلْ ذَكَرَكَ».

Cali Binu Abii Daalib -Allaha ka raali ahaadee- waxaa laga wariyey inuu yiri:
waxaan ahaa nin Madi badan Nabigana nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waan ka xishoon jiray, waayo Gabadhiisaan qabay, waxaan faray Miqdaad Binu Aswad, wuuna su`aalay wuxuuna yiri: xubintiisa taranka ha dhaqo hana wayso qaato.Bukhaarina waxaa ka sugnaaday: wuxuu yiri: "weyso qaado oo dhaq xubintaada Taranka."

Xadiis Saxiix ah Xadiis la isku waafaqay Saxiix Muslim - 303

Sharraxa

Cali Binu Abii Daalib -Allaha ka raali ahaadee- ayaa sheegay in Madi badani ka imaan jirtay - Madidu waa Biyo cad oo khafiif ah is jiidanaya, oo xubintaTaranka kasoo baxa marka dareenka Qofku jiro ama galmada ka hor-, mana garan wuxuu samaynayo marka ay kasoo baxdo Madidu, wuxuuna ka xishooday inuu waydiiyo nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee, waayo waa sayga Faadumo oo inanta Nabiga ah nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee. wuxuu waydiistay Miqdaad Binu Aswad inuu Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waydiiyo arinkaa. Wuxuuna ugu jawaabay Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee inuu dhaqo xubintiisa taranka ka dibna waysaysto.

Faa`iidooyinka Xaddiiska

  1. Xaddiiska waxaa ku cad fadliga Cali Binu Abii Daalib-Allaha ka raali ahaadee-, xishoodku umadiidin su'aasha uu Suubanaha waydiin lahaa, oo qof kaluu u adeegsaday si uu u helo jawaabta Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee.
  2. way banaan tahay in Qof kale loo wakiisho su'aal cilmiyeedka fatwada ah.
  3. Way banaan tahay inuu Qofku iska waramo oo u sheegto Qof kale wax uu ka xishoonayo oo ay danta iyo maslaxadu keentay.
  4. waa nijaas Madidu, waxaana waajib ah in laga dhaqo jirka iyo dharkaba.
  5. Madida oo Qofka ka timaada waxay ka mid tahay wax yaabaha waysada Buriya.
  6. waxaa waajib ah in la dhaqo xubinta taranka iyo Xiniinyaha sida Xaddiis kale ku soo aroortay.

Bandhigga Tarjamooyinka

59 Luuqadda
EN English الإنجليزية
UR اردو الأوردية
ES Español الإسبانية
ID Indonesia الإندونيسية
UG ئۇيغۇرچە الأيغورية
BN বাংলা البنغالية
FR Français الفرنسية
TR Türkçe التركية
RU Русский الروسية
BS Bosanski البوسنية
SI සිංහල السنهالية
HI हिन्दी الهندية
ZH 中文 الصينية
FA فارسی الفارسية
VI Tiếng Việt الفيتنامية
TL Tagalog تجالوج
KU Kurdî الكردية
HA Hausa الهوسا
PT Português البرتغالية
ML മലയാളം المليالم
TE తెలుగు التلغو
SW Kiswahili السواحيلية
TA தமிழ் التاميلية
MY မြန်မာ البورمية
TH ไทย التايلندية
DE Deutsch الألمانية
PS پښتو بشتو
AS অসমীয়া الأسامية
SQ Shqip الألبانية
SV Svenska السويدية
AM አማርኛ الأمهرية
NL Nederlands الهولندية
GU ગુજરાતી الغوجاراتية
KY Кыргызча القيرقيزية
NE नेपाली النيبالية
YO Yorùbá اليوروبا
LT Lietuvių الليتوانية
PRS دری الدرية
SR Српски الصربية
TG тоҷикӣ الطاجيكية
RW Kinyarwanda الكينياروندا
RO Română الرومانية
HU Magyar المجرية
CS Čeština التشيكية
MOS Moore الموري
MG Malagasy المالاجاشية
OM Oromoo الأورومو
KN ಕನ್ನಡ الكانادا
WO Wolof الولوف
AZ Azərbaycan الأذربيجانية
UZ O‘zbek الأوزبكية
UK Українська الأوكرانية
KA ქართული الجورجية
MK Македонски المقدونية
KM ភាសាខ្មែរ الخميرية
BM Bambara البامبارية
PA ਪੰਜਾਬੀ البنجابية
MR मराठी الماراثية
KMR Kurmancî الكرمنجية