+ -

عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رضي الله عنه قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ:
«لَا تَقُومُ السَّاعَةُ حَتَّى يَتَقَارَبَ الزَّمَانُ، فَتَكُونَ السَّنَةُ كَالشَّهْرِ، وَيَكُونَ الشَّهْرُ كَالْجُمُعَةِ، وَتَكُونَ الْجُمُعَةُ كَالْيَوْمِ، وَيَكُونَ الْيَوْمُ كَالسَّاعَةِ، وَتَكُونَ السَّاعَةُ كَاحْتِرَاقِ السَّعَفَةِ الْخُوصَةُ».

[صحيح] - [رواه أحمد]
المزيــد ...

Abii hurayra-Allaha ka raali ahaadee- wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee ayaa yiri:
"Saacada qiyaame dhicimayso ilaa waqtigu isku soo dhawaado, oo sanadku bil le'ekaado, bishuna jimce le`ekaato, jimcaduna maalin le'ekaato, maalintu saacad le'ekaato, saacaduna inta laan timireed gubanayso le'ekaato."

Xadiis Saxiix ah. - Waxa wariyay Axmed.

Sharaxaad

Nabigu -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu sheegay inay calaamadaha saacada qiyaamaha ka mid tahay waqtiga oo isku soo dhawaada. Sanadka ku dhaafin inta Bishu kugu dhaafto oo kale. Bishuna ku dhaafto inta Usbuucu kugu dhaafo oo kale, jumcaduna ku dhaafin inta maalintu ku dhaafto kale, maalintuna ku dhaafin inta saacadu ku dhaafto, Saacaduna waxay kuu dhaafin si deg-dega, oo lamida inta laan timireed ay ku guban karto oo kale.

Tarjamada: Ingriisi Urduu Indooniisi Luqadda iigoorka Luqadda turkiga. Luqadda Sanhaaliga Luqadda hindida Luqadda fiitnaam Luqadda hawsaha Luqadda talgu Luqadda sawaaxiliga Luqadda boomiyaanka Luqadda taylandiga Luqadda bushtuuga Luqadda asaamii Luqadda iswiidhen Luqadda Amxaariga Luqadda gujaraatka Luqadda qer-qeesiya Luqadda nebool Luqadda yuruuba Luqadda dariya Luqadda kiniya ruwadiga
Bandhigga tarjamada.

Faa,iidooyinka xaddiiska laga faa,iidaysanayo waxaa kamid ah.

  1. Calaamadaha saacada waxaa ka mida waqtiga oo barakada laga qaado ama degdegiisu kordho.