عَنْ عَبْدِ اللَّهِ بنِ عُمَرَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُما:
أَنَّ امْرَأَةً وُجِدَتْ فِي بَعْضِ مَغَازِي النَّبِيِّ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ مَقْتُولَةً، فَأَنْكَرَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَتْلَ النِّسَاءِ وَالصِّبْيَانِ.  
                        
[صحيح] - [متفق عليه] - [صحيح البخاري: 3014]
                        
 المزيــد ... 
                    
Cabdullaahi bn cumar-Allaha karraalli ahaadee-waxuu dhahay:
Gabadh ayaa la.arkay iyadoo ladilay duullaanadii rasuulka mid ka mid ah, wuuna diiday oo kaxumaaday rasuulku -naxariis iyo nabadi korkiiye-dilka haweenka iyo caruurta. 
                                                     
                                                                                                    
[Xadiis Saxiix ah] - [Xadiis la isku waafaqay] - [Saxiix AlBukhaari - 3014]                                            
Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiiye-ayaa arkay haweenay lagu dilay jihaadkii nabiga mid kamid ah, wuuna diiday rasuulku dilka dumarka iyo caruurta aan qaan gaadhin.