1. Bogga-hore
  2. Noocyada
  3. Fiqiga iyo usuushiisa

Xaddiis nahiyey nadarka,waxuuna dhahay:((khayr makeeno, lkn bakhaylkaa wax lagaga soo saaraa))

عَنِ ابْنِ عُمَرَ رضي الله عنهما:
عَنِ النَّبِيِّ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ أَنَّهُ نَهَى عَنِ النَّذْرِ، وَقَالَ: «إِنَّهُ لَا يَأْتِي بِخَيْرٍ، وَإِنَّمَا يُسْتَخْرَجُ بِهِ مِنَ الْبَخِيلِ».

Cabdullaahi bn cumar -Alla karraalli ahaadee-
Waxuu nabiga kawariyey-naxariis iyo nabadi korkiiye-inuu nahiyey nadarka,waxuuna dhahay:((khayr makeeno, lkn bakhaylkaa wax lagaga soo saaraa)).

Xadiis Saxiix ah Xadiis la isku waafaqay Saxiix Muslim - 1639

Sharraxa

waxuu nahiyey rasuulku-naxariis iyo nabadi korkiiye-nadarka, waana inuu qofku isku waajib yeelo wax aanu Alle ku waajibin, waxuuna dhahay: nadarku wax masoo dedejin karo waxna madib dhigi karo, lkn midka bakhaylka ah ee waxa kuwaajiba uun sameeya ayaa lagu soo saaraa, oo nadarku ma keeni karo shay aan xagga Alle uga qornayn qofka.

Faa`iidooyinka Xaddiiska

  1. nadarka lama sharciyeyn(lama waajibin),lkn markuu qofku nadro waa kuwaajib inuu fuliyo haddaanu macsiyo ahayn.
  2. Sababta loo nahiyey nadarka waa(inuu kharba keenayn), waayo qaddarka Alle waxba kama celin karo, iyo inaanu uqaadan midka nadrayaa helitaanka waxa uu rabay inuu nadarku usobob ahaa, ilaahayna waa kaqanisan yahay waxaa.
  3. Imaam qurdubi ayaa dhahay: nahyigaa soo arooray halka laga diiday waa inuu dhoho tusaale ahaan: hadduu bogsado qofkayga buka sadaqaa waajib igu ah, waxa loo karaahaystayna waa markuu qurbaankaa ama sadaqadaa kuxidhay ama ku joojiyey helitaanka xaajadiisa uu magacaabay, oo markaa malaha qofkaasi niyad sadaqo bixin oo Alle dartii ah, waana waxa afkiisa kasoo yeedhay,balse waxuu go.aan saday wax kala baddalasho,waxaana caddaynaya hadduu bogsan waayo qofku mabixinaayo sadaqo,oo cafimaadkiisa ayuu kuxidhay sadaqada, taasina waa xaalka bakhiilka, oo maalkiisa waxba aan kabixin inuu baddal deg-deg ah qaato maahee, kaasoo kabadan waxa uu bixiyey.

Bandhigga Tarjamooyinka

55 Luuqadda
EN English الإنجليزية
UR اردو الأوردية
ES Español الإسبانية
ID Indonesia الإندونيسية
UG ئۇيغۇرچە الأيغورية
BN বাংলা البنغالية
TR Türkçe التركية
RU Русский الروسية
BS Bosanski البوسنية
SI සිංහල السنهالية
HI हिन्दी الهندية
ZH 中文 الصينية
FA فارسی الفارسية
VI Tiếng Việt الفيتنامية
TL Tagalog تجالوج
KU Kurdî الكردية
HA Hausa الهوسا
PT Português البرتغالية
ML മലയാളം المليالم
TE తెలుగు التلغو
SW Kiswahili السواحيلية
TA தமிழ் التاميلية
MY မြန်မာ البورمية
TH ไทย التايلندية
DE Deutsch الألمانية
PS پښتو بشتو
AS অসমীয়া الأسامية
SQ Shqip الألبانية
SV Svenska السويدية
AM አማርኛ الأمهرية
NL Nederlands الهولندية
GU ગુજરાતી الغوجاراتية
KY Кыргызча القيرقيزية
NE नेपाली النيبالية
YO Yorùbá اليوروبا
LT Lietuvių الليتوانية
PRS دری الدرية
SR Српски الصربية
TG тоҷикӣ الطاجيكية
RW Kinyarwanda الكينياروندا
RO Română الرومانية
HU Magyar المجرية
CS Čeština التشيكية
MOS Moore الموري
MG Malagasy المالاجاشية
OM Oromoo الأورومو
KN ಕನ್ನಡ الكانادا
WO Wolof الولوف
AZ Azərbaycan الأذربيجانية
UK Українська الأوكرانية
KA ქართული الجورجية
MK Македонски المقدونية
KM ភាសាខ្មែរ الخميرية
PA ਪੰਜਾਬੀ البنجابية
MR मराठी الماراثية