Noocyada kasii farcama

Liiska axaaddiista

1. Gabadh ayaa la.arkay iyadoo ladilay duullaanadii rasuulka mid ka mid ah, wuuna diiday oo kaxumaaday rasuulku -naxariis iyo nabadi korkiiye-dilka haweenka iyo caruurta
عربي Engriisi Urduu
2. nahiyey nadarka,waxuuna dhahay:((khayr makeeno, lkn bakhaylkaa wax lagaga soo saaraa))
عربي Engriisi Urduu
3. ((qofku waa kolba diinta(dhaqanka) saaxiibkii uu kusugan yahay uun,ee ha eego midkiin qofka uu lasaaxiibayo))
عربي Engriisi Urduu