Liiska Axaaddiista

Allaha nafta Maxamad gacantiisa ku jirtaan ku dhaartee qofka i maqla ee ummaddan ka mid ah yahuudi ama nasraani-kuu doonaba ha ahaadee-, ee dhinta isagoon rumayn xaqa la ila soo diray wuxuu ahaanayaa kuwa naarta gala
عربي Ingriisi Urduu
Ummaddayda oo dhan janaday galaysaa qofka iska diida maahee
عربي Ingriisi Urduu
Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
عربي Ingriisi Urduu
War hooy ma laga yaaba in xadiiskaygu gaaro nin fadhigiisa ku dangiiga oo yiraahda : waxaa anaga iyo adinka inoo dhexeey kitaabka Alle
عربي Ingriisi Urduu
waxaan ku dhahanay: adaa sayid kayaga ah, wuxuu yiri -Rasuulku scw-: "sayidku waa Allaah", waxaan dhahnay: adaa noogu fadli badan, noogu deeqsisan, wuxuu yiri: "waar hadalkiina caadiga ah dhaha, oo yaanu shaydaanku idin duufsan
عربي Ingriisi Urduu
Allaha naftaydu gacantiisa ku jirtaan ku dhaartaye, waxay u dhawdahay inuu idiin la soo dago ina Maryama isago xaakim caadil ah, oo uu jejebiyo macatabka, oo dilo khansiirka, oo uu soo rogo jisyada, oo maalku buux dhaafo, heer cid qaadata oo baahan la waayo
عربي Ingriisi Urduu
, aniguna waxaan ahay Damaam Binu Saclabah, Bani Sacad Bani Bakar walaalkood ah
عربي Ingriisi Urduu
Rasuulka Ilaahay scw waxaa lagu soo dajiyey waxyiga isagoo afartan jir ah
عربي Ingriisi Urduu
qor Allaha naftaydu gacantiisa ku jirtaan ku dhaartee, xaq waxaan ahani kama soo baxaane
عربي Ingriisi Urduu