Liiska Axaadiista

Joogteeya akhrinta Qur'aanka, Allaha nafta Maxamed Gacantiisa ku jirtaan ku dhaartaye wuxuu ka siibasho badan yahay Qur'aanku Geel dabaran
عربي الإنجليزية الأوردية
Waxaa idiinku khayr badan kan Qur'aanka bartay ee bara Quraanka
عربي الإنجليزية الأوردية
Qofka akhriya Xaraf ka mid ah Kitaabka Ilaahay wuxuu ka halayaa hal xasano, halka xasano waxay u dhigantaa toban laabkeed
عربي الإنجليزية الأوردية
Mu'uminka Qur'aanka akhriya wuxuu la mid yahay miraha ''Utrujada'', carafteedu waa udgoon dhadhankeeduna waa fiican yahay, Mu'uminka aan Qur'aanka akhriyeyna wuxuu la mid yahay timirta, caraf malaha dhadhankeeduna waa macaan
عربي الإنجليزية الأوردية
Qofka Ahlu Qur'aanka ah waxaa lagu oran: akhri oo kor u soco, oo ku Luuqee sidaad ugu Luuqayn jirtey Aduunka, Gurigaagu waa halka Aayada ugu dambaysa aad ku akhrido)
عربي الإنجليزية الأوردية