Noocyada kasii farcama

Liiska Axaaddiista

(Naga mid maaha qofka shimbiraha ka faaliya ama shimbiraha looga faaliyo, ama faalalowga ah ama loo faaliyo, ama saaxirka ah, ama loo sixro
عربي Ingriisi Urduu
(Qofka ka dab qaata wax cilmiga xiddigaha ka mida wuxuu ka dab qaatay qayb sixirka ka mida, wuxuu doono ha darsado)
عربي Ingriisi Urduu
Ninka iyo shirkiga iyo gaalnimada waxaa u dhexeeya salaadda oo uu ka tago
عربي Ingriisi Urduu
Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa salaadda, qofka ka tagaana wuu gaaloobay
عربي Ingriisi Urduu
ma og tihiin wuxuu Rabigiin yidhi, waxay dheheen: Ilaahay iyo Rasuulkiisaa og, wuxuu yidhi: adoomadayda waxaa waagu u baryey iyago midna i rumeeyey midna kuriyey
عربي Ingriisi Urduu