Liiska Axaaddiista

qofkii idinka mid ah ee arka xumaan gacantiisa ha ku dooriyo, haduusan awoodin carabkiisa ha ku dooriyo, haduusan awoodin qalbigiisa hakanoco, kaasina waa meesha iimaanka ugu liidata
عربي Ingriisi Urduu
Tusaalaha Qofka xuduuda Ilaahay ku taagan ee ilaalinaya sharciga iyo midka ku dhacaya ee aan ka waabanayn,waa sida dad doon u qori ritay, oo qaar heleen xaga sare qaar xaga hoose
عربي Ingriisi Urduu