Fadliga macruufka oo la faro iyo xumaanta oo la reebo

1Liiska Axaadiista

Liiska Axaadiista 1

Tusaalaha Qofka xuduuda Ilaahay ku taagan ee ilaalinaya Sharciga iyo midka ku dhacaya ee aan ka waabanayn,waa sida dad Doon u Qori tuurtay, oo qaar heleen xaga sare qaar xaga hoose